Dad raadinaya wali Eheladoodii oo ay ku la'yihiin Qaraxii Ex Koontarool Afgooye

0
74

Isniin,December, 30, 2019 (HOL)-Wali qaar ka mid ah Isbitaallada iyo Goobaha Caafimaadka magaalada Muqdisho waxaa ka taagan jahwareer iyo mashquul kaddib markii ay buux dhaafiyeen Ehelada dad wali lagu la’yahay Qaraxii maalin ka hor ka dhacay Ex Koontarool Afgooye




SOURCE: Dad raadinaya wali Eheladoodii oo ay ku la’yihiin Qaraxii Ex Koontarool Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.