Dad Rayid ah oo lagu dilay Magalada Muqdisho

0
88

Dilka dadka Shacab ah ayaa waxaa la sheegay inay ka dambeeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,kadib dil ka dhacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Khudaarta ee Magalada Muqdisho. Rag ku hubeysnaa bustoolado ayaa Gelinkii dambe ee Maanta waxa ay suuqa Khudaarta ee Bakaaraha ku toogteen laba Askari oo ka tirsanaa ciidamada Minashiibiyada ee kuwa […]




SOURCE: Dad Rayid ah oo lagu dilay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.