Dadka ku nool deegaano ka tirsan Kenya oo ku dhiban isticmaalka Mobelada,ka dib weerarada Al-Shabaab

0
291

  Dadka ku nool Deegaanka Hullugho oo 18 KM u jirta Xuduudka Kenya la leedahay Somalia ayaa la sheegay inay dhibaato xooggan ku qabaan Isticmaalka Mobayladda, waxayna dantu ku kalliftaa inay Geedaha dushooda u koraan si ay u adeegsadaan Mobayladda. Arrintaasi ayaa la sheegay inay u sabab tahay Weeraradii ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku burburiyeen Taawarka Anteennadda ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dadka ku nool deegaano ka tirsan Kenya oo ku dhiban isticmaalka Mobelada,ka dib weerarada Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.