Dadka reer Jabuuti sidey u arkaan dadaallada nabadeed ee ka socda Geeska Africa

0
123

Sabti, September, 08, 2018 (HOL)–Iyadoo dalka Jabuuti ay ku sugan yihiin wafuud ka kala socta saddexda dalka, Soomaaliya, Itoobiya Eritrea guud ahaan-na marka la eego ay socdaan dadaallo la doonayo in lagu nabadeeyo leysugu-na soo dhaweeyo dalalka Geeska Africa ayaa waxaa arintaa siweyn u soo dhaweeyay Shacabka Jabuuti iyo Ururrada mucaaradka intaba.




SOURCE: Dadka reer Jabuuti sidey u arkaan dadaallada nabadeed ee ka socda Geeska Africa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.