Dagaal beeleed dhimasho sababay oo ka dhacay dulleedka magaalada Kismaayo

0
71

Sabti, August, 11, 2018 (HOL) – Warar ka imanaya Jubbaada hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya labo beelood uu ka dhacay deegaan Galbeed ka xiga magalada Kismaayo sida ay sheegeen wax-garadka deegaanka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Dagaal beeleed dhimasho sababay oo ka dhacay dulleedka magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.