Dagaal caawa ka dhacay deegaanka Tukaraq

0
333

Axad, November 4 , 2018 (HOL)- Dagaal u dhaxeeya ciidanka Puntland iyo Soomaaliland ayaa caawa ka dhacay jiida horre ee deegaanka Tukaraq oo ka tirsan gobolka Sool,halkaas oo tan iyo bishii Jannaayo ee sanadkan ay isku horfadhiyeen ciidanka Puntland iyo Soomaaliland.




SOURCE: Dagaal caawa ka dhacay deegaanka Tukaraq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.