Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray degmada Marka

0
46

Khamiis, Janaayo, 10, 2019 (HOL)- Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahannada ururka Al-shabaab.




SOURCE: Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray degmada Marka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.