Khamiis, Maarso, 21, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay degmada Buula-Mareer uu dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Ururka Al-shabaab.
SOURCE: Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray gobolka Shabeellaha Hoose