Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab

0
379

Wararka Maanta naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxa ay ku waramayaan in deegaano ka tirsan Gobolkaas uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dhinac ah iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay saakay waaberigii hore ay weerar culus ku qaadeen fariisin ay Ciidamada Dowladda […]




SOURCE: Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.