Dagaal culus oo xoogagga Macwiisleyda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray gobolka Hiiraan

0
228

Axad,December, 29, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya deegaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray xooggaga is aabulay ee la baxay [Nacwiisleyda] iyo dagaalyahannada Ururka Al-shabaab.




SOURCE: Dagaal culus oo xoogagga Macwiisleyda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray gobolka Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.