Dagaal ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada hoose

0
52

Jimco, July, 12, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in deegaanka Kulbiyoow oo ku yaalla xadka hala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya ee Gobolkaasi ay ku dagaalameen Ciidamada Jubbaland iyo Ururka Al-Shabaab.




SOURCE: Dagaal ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.