Dagaal khasaare dhimasho sababay oo ka dhacay deegaan hoostaga degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan

0
23

Arbaco,December, 11, 2019 (HOL)-Ku dhawaad 6 ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen dagaal beelleed goor dhaw ka qarxay deegaan hoostaga degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan




SOURCE: Dagaal khasaare dhimasho sababay oo ka dhacay deegaan hoostaga degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.