Dagaal saakay ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo jabhadda Caare deegaanka Dhoobo ee gobolka Sanaag

0
29

Arbaco, July, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kooxda Col. Caarre ee saldhigoodu ahaa Qardho oo gudaha usoo gallay gobolka Sanaag, taas oo dagaalkoodu ka socdo deegaanka Dhoob oo qiyaastii 45km dhinaca bari kaga beegan magaalada Ceerigaabo.




SOURCE: Dagaal saakay ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo jabhadda Caare deegaanka Dhoobo ee gobolka Sanaag

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.