Dagaal Tukaraq ku dhexmaray Soomaaliland iyo Puntland

0
217

Dagaaladaas oo u dhaxeeyey Ciidamada weli isku-hor fadhiya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ee Puntland iyo Soomaaliland ayaa waxa ay xalay ka dhaceyn deegaankaas. Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in mar qura ay maqleen jugta hubka fudud iyo midka culus oo ay isku-adeegsanayeen ciidamada labada Maamul ee soomaalilnad iyo Puntland. Khasaaro dhaawac ah ayaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dagaal Tukaraq ku dhexmaray Soomaaliland iyo Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.