Dalka Filibiin: 50 qof oo ku dhintay duufaano ku dhuftay dalkaas

0
89

Arbaco, Janaayo, 01, 2020 (HOL)-Tirada dadka ku dhintay duufaano xoog badan oo ku dhuftay badhtamaha Filibiin xilli lagu jiray ciida Kirismaska ayaa kor u dhaaftay 50 qof, sida ay sheegtay wakaalada wararka ee AFP.




SOURCE: Dalka Filibiin: 50 qof oo ku dhintay duufaano ku dhuftay dalkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.