Danjire Cali Shariif Axmed “Tobanka sano ee soo socota waaxilligii Soomaalida, rajo iyo horumar weyn ayaana muuqda”

0
3

Safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka Cali Shariif Axmed oo ka hadlay xaflad soo dhaweyn ah oo magaaladda Minneapolis ay ugu sameeyeen Soomaaliya gobolka Minnesota ayaa sheegay in rajo baaxad weyn leh oo ku saabsan dowladnimada iyo horumarka Soomaaliya ay u muuqato.




SOURCE: Danjire Cali Shariif Axmed “Tobanka sano ee soo socota waaxilligii Soomaalida, rajo iyo horumar weyn ayaana muuqda”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.