Danjire Michael Keating oo la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud

0
60

Axad, September, 02, 2018 (HOL)–Danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.




SOURCE: Danjire Michael Keating oo la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.