Darawal Mooto Bajaaj ku geeriyooday qarax Bam oo ka dhacay Muqdisho iyo dad loo qabtey

0
457

Darawal Mooto Bajaaj ku geeriyooday qarax Bam oo ka dhacay Muqdisho Dhimashada Darawalka Mooto Bajaajta ayaa timid ka dib markii Bam Gacmeed lagu weeraray Ciiidamo saarnaa Mootada degamda Hurwaa ee Gobolkan Banaadir. Mootada ayaa xilliga Bam gacmeedka lagu weerarayey waxa ay mareysay halka loo yaqaan Shaneemo Cabdi Waayeel oo ka tirsan Degmada Heliwaa,waxaan ku dhaawacmay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Darawal Mooto Bajaaj ku geeriyooday qarax Bam oo ka dhacay Muqdisho iyo dad loo qabtey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.