Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magalada Muqdisho

0
290

Dilka Darawalka mooto Bajaajka ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Banaadir ee Magalada Muqdisho,waxaan la sheegay in uu dilka geystay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dilka ka hor ayaa dad goobjoogayaal ah waxa ay sheegeen in askariga iyo darawalka Mooto Bajaajka ay wada murmeen taas oo keentay in askarigii uu dhowr Xabadood ku dhufto […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.