Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho

0
89

Askari la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada ayaa waxaa uu Darawal Mooto Bajaajle ahaa ku diley Isgoyska sanca ee Magalada muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dilka uu ka dhacay meel u dhow sarta Sanca dhinaca degmada Yaaqshiid,isla markaana askarigii ka dambeeyey dilkaas uu goobta ka baxsaday. Waxaa la sheegay […]




SOURCE: Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.