Darawalada Gaadiidka Mooto Bajaajka oo dibadbax ka dhigay Muqdisho

0
73

Isniin, April, 01, 2019 (HOL)– Isgoyska KM4 waxaa isku socodka dadka iyo gaadiidka xayiray dibadbax ay dhigayaan Darawalada ku shaqeysta gaadiidka yaryar ee Mooto Bajaajka, kuwaa oo ka cabanaya dilalka joogta noqday oo ay ciidamada dowladda ku hayaan.




SOURCE: Darawalada Gaadiidka Mooto Bajaajka oo dibadbax ka dhigay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.