Dawladda Qatar oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoontay Safiirka Cusub ee Soomaaliya

0
519

Mudane Soltan bin Saad Al-Muraikhi Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Qatar, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Mudane Cabdirisaaq Faarax Cali, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Qatar. Wasiiru dowlaha ayaa u rajeeyay Safiirka cusub ee Soomaaliya inuu ku guuleysto howlaha loo igmaday, waxaana uu ballanqaaday in uu ku […]




SOURCE: Dawladda Qatar oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoontay Safiirka Cusub ee Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.