Deeq lacageed oo la gaarsiiyay Dugsi ay wax ku bartaan Dadka Makhalka La' magaalada Muqdisho

0
73

Arbaco, May, 22, 2019 (HOL)–Dugsigan oo shaqeynayay mudo Labo Sano ah kuna yaala degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir ayaa la gaarsiiyay Deeq Lacageed oo isugu jirta, hal Sano oo Girada Dugsiga ah, qeyb ka mid ah mishaarka, lacag ay u isticmaali doonaan Shidaalka Gaadiidka u shaqeeya Dugsiga ee Ardeyda qaada.




SOURCE: Deeq lacageed oo la gaarsiiyay Dugsi ay wax ku bartaan Dadka Makhalka La’ magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.