DEG DEG:-Al-Shabaab oo Goordhow qarax ku bur buriyey buundada D/Qoryooley

0
148

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow ay Al-Shabaab Miinooyon ku xireen Buundada degmada Qoryooley,isla markaana ay qarxiyeen. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa Dalsan u sheegeen in gebi ahaanba buundada ay burburtay,sidoo kalena taasi ay sababtay in tuulooyin farabadan iyo degmada qoryooley ay kala go’aan. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Al-Shabaab oo Goordhow qarax ku bur buriyey buundada D/Qoryooley

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.