DEG DEG:-Banaanaxbax ka socda Xaafad ka tirsan Muqdisho

0
503

Waxaa goordhow Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ka biloowday Banaanbax,kaas oo ay dhigayaan boqolaal Shacab Ah oo ka careysan dilka ka dhacay halkaasi. Banaanbaxan ayaa yimid kadib markii maanta kaaraan lagu dilay mid kamid ah darawala wadda gaadiidka ka shaqeeya Muqdisho,iyadoona la sheegay in loo dilay darawalka saddex kun oo shilin soomaali ah markii uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Banaanaxbax ka socda Xaafad ka tirsan Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.