DEG DEG:-Banaanbax looga soo horjeedo Axmed Madoobe oo ka socda degmo ka tirsan Jubbada Hoose

0
549

Banaan baxaan looga soo horjeedo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu ka socdaa degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Waa banaanbixii labaad ee looga soo horjeedo Maamulka Jubbaland oo mudo 24 saac gudahood ah ka dhaco deegaano ka tirsan Maamulka Jubbaland. Shacabka degmada dhoobley oo isugu jira Haween, Carruur […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Banaanbax looga soo horjeedo Axmed Madoobe oo ka socda degmo ka tirsan Jubbada Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.