DEG DEG:-Ciidamada DANAB oo goordhow Al-Shabaab kala wareegay deegaano Cusub

0
594

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee (DANAB) ay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabeen tuulooyin hoostaga degmadaas. Ciidamada DANAB  ayaa waxa wararka qaar ay sheegayaan in ay wehlinayeen Ciidamo Mareykanka ah,waxaana ay weerareen tuulooyin Galbeed ka xiga degmada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Ciidamada DANAB oo goordhow Al-Shabaab kala wareegay deegaano Cusub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.