DEG DEG:-Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku toogtay Nin Hubeysanaa

0
130

War goordhow soo gaarey radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay Xaafada suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ku toogteen Nin hubeysan. Ninka ayaa goobjoogayaal waxa ay sheegeen in uu watey qoriga AK47,isla markaana uu ku labisnaa dareeska ciidanka dowladda Soomaaliya,laguna dilay agagaarka Busteejada ay ka baxaan Gawaarida aada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku toogtay Nin Hubeysanaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.