DEG-DEG:-Ciidamo ku dagaalamay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay

0
292

Wararka ka imaanaya Isgooyska Towfiiq ee magaalada Muqdisho ayaa ku warama in ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya in is risaasayni ay ku dhexmartay ciidamada xasilinta,Isku dhacan dhexmaray ciidamada ayaa warar kala duwani ka soo baxayaan. Dad goobjoogayaal ah oo ay la hadashay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in khasaare uu soo kala gaaray ciidamada wada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG-DEG:-Ciidamo ku dagaalamay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.