DEG DEG:-Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

0
275

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow degaano ka tirsan Gobolkaas uu dagaal xoogan ka bilaawday. Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo Al-Shabaab,waxaana uu ka socdaa inta u dhaxeysa Magalada Baladweyne iyo degmada Maxaas. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo ka […]




SOURCE: DEG DEG:-Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.