DEG DEG:-Darawalka Gaari Meyd siday oo Muqdisho lagu dilay

0
421

Dilka Darawalka ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska EVECO  ee Wadada Warshadaha gobolkaan Banaadir waxaan la sheegay in ninka uu waday Gaari sidey meyd. Darawalka la dilay oo ahaa Wiil Dhalinyaro ah  ayaa waxaa Wararku sheegayaan in uu Gaariga ku waday meydka Aabihiis oo la doonayay in maanta la’aaso halka dadka qaarkood ay sheegeen in […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Darawalka Gaari Meyd siday oo Muqdisho lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.