DEG DEG:-Dil goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

0
183

Rag hubysan ayaa goordhow waxa ay laba askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda soomaaliya ay ku dileyn qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir. Labada Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada ayaa waxaa lagu dilay Isgoyska Afarta-Darjiino,waxana la sheegay in raggii dilakaasi ka dambeeyey in ay baxsadeen. Qof ka mid […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Dil goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.