DEG DEG:-Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Garoowe

0
96

Magalada Garoowe oo Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Goordhow ka bilaabatay doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka kaa soo ay ku tartamayaan laba musharax. Kursigaas ayaa waxaa baneeyey Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax,waxana ku tartamaya Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo Maxamuud Cabdullaahi Maxamed. Goobta doorashada waxaa ku sugan Xubno ka tirsan guddiga Madaxa banaan […]




SOURCE: DEG DEG:-Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.