DEG DEG:-Ganacsade Ajnabi ah oo Caawa lagu toogtay Muqdisho

0
430

Rag hubeysan ayaa Caawa xilligii Salaada Cishaha waxa ay Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade,isla markaana u dhashay dalka Yaman ku toogeen meel aan ka fogeyn Isgoyska dabka ee Magalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ninka raga hubeysan ay ugu tageen goob uu ku iibiyo waxyaabaha farshaxanka oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Ganacsade Ajnabi ah oo Caawa lagu toogtay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.