DEG DEG : Gen Cabdalla Cabadalla oo xubinimadii NISA laga saaray

0
128

Warka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliye ee NISA ayaa lagu sheegay in Gen,Cabdalla Cabdalla oo mar soo noqday Taliye ku xigeenka Hay’addaas laga saaray xubinimadii NISA. Waxaa lagu eedeeyey in Wareysi uu bixiyey uu ku eedeeyey Madaxda NISA,isla markaana uu sheegay Warar ka hor imaanaya hanaanka Shaqo iyo Danaha Qaran,isla markaana guddi baaritaano […]




SOURCE: DEG DEG : Gen Cabdalla Cabadalla oo xubinimadii NISA laga saaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.