DEG DEG:-Golaha Wasiirada oo magacaabay Safiiro Cusub

0
293

Warar ay Dalsan Goordhow heshay ayaa waxa ay sheegayaan in Shirka Khmaiislaha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ee Maanta lagu meel mariyey Saddex Safiir oo Soomaaliya u fadhin doona Caalamka,kuwaas oo weli aan la sheegay dalalka ay Soomaaliya u fariisan doonaan. Magacaabista golaha Wasiirada ayaa waxa soo jeediyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad,waxana Safiirada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Golaha Wasiirada oo magacaabay Safiiro Cusub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.