DEG DEG:-Guddomiyaha G/Shabeellaha hoose iyo masuuliyiin kale oo qarax lagu dhaawacay

0
162

Guddoomiyaha  gobolka Shabeellaha Hoose iyo wafdi uu la socday oo ay ka mid ahaayeen Wariyayaal ayaa Goordgow waxaa qarax lagula eegtay xilli ay ku socdaalayeen Wadada u dahxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan agagaarka Siinka-dheer. Qaraxa oo ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso,ayaa waxaa la sheegay in uu haleelay mid ka mid ah Gawaarida wafdiga,waxana […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Guddomiyaha G/Shabeellaha hoose iyo masuuliyiin kale oo qarax lagu dhaawacay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.