DEG DEG:-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay

0
54

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Koonfur Galbeed Mahaad Mohamed Ciise. Is casilaadaas ayaa daba socota kadib markii isla Caawa uu ku dhawaaqay in uu is casilay guddoomiyihii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed Carfo Ibraahim Aadan. Sidoo kale Warar […]




SOURCE: DEG DEG:-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.