DEG DEG:-Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Soomaalida Ethopia oo la Magacaabay

0
99

Ka dib shir maalmihii la soo dhaafay ka socday Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa ugu dambeyn waxaa shirkaas lagu Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Ethopia. Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Ethopia ayaa loo Magacaabay xilkaas,isaga oo bedelaya Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo xilkaasi hore u […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Soomaalida Ethopia oo la Magacaabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.