DEG DEG:-Jubbaland oo Garoonka Kismaayo ka celisay Taliye dowladda u Magacaawday Guutada 43aad

0
457

Wararka naga soo gaaraya Magalada Kismaayo ee  Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Jubbaland uu Garoonka diyaaradaha Magaaladaas ka celiyey taliye loo Magacaabay guutada 43aad ee ka howlgasha deegaanada Jubbaland. Taliyaha Garoonka laga celiyey ayaa dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday Guutada 43aad,waxa uuna bedeli lahaa taliyihii xilkaasi laga qaaday ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Jubbaland oo Garoonka Kismaayo ka celisay Taliye dowladda u Magacaawday Guutada 43aad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.