DEG DEG:-Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM oo qarax lala eegtay

0
401

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Gaadiid ay la socdeen Ciidamada AMISOM qarax lagula eegtay duleedka degmadaas. Dad ku sugan Balcad ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxa oo ahaa Minada nooca dhulka lagu aaso ciidamada AMISOM lagula eegtay tuulada Gololeey oo 10Km dhanka Woqooyi […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM oo qarax lala eegtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.