DEG DEG:-Musharixii la tartami lahaa Cabdullaahi Gaafoow oo tanaasulay

0
104

Magalada dhuusamareeb waxaa Goordhow ka bilaabatay doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan  laba musharax oo kala ah Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud iyo Guddoomiyihii hore ee degmada Deyniile Xiireey Muxudiin Cumar. Goobta Doorashada ayaa waxaa ku sugan Madax ka tirsan Maamulka Galmudug,Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada […]




SOURCE: DEG DEG:-Musharixii la tartami lahaa Cabdullaahi Gaafoow oo tanaasulay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.