DEG DEG:-Nabadsugida oo Caawa xirtay Nin sheegtay taliyaha NISA ee Jubbaland

0
362

Caawa fiidkii ayaa waxaa Ciidamada Amniga  Xabsiga dhigeyn Cali Mire Ducaale oo dhawaan Jubbaland ka soo celisay Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Cali Mire Ducaaale ayaa xilligii laga soo celinayey Kismaayo waxa uu watay Warqado uu ku sheegayey in dowladda Soomaaliya ay taliye ugu Magacaawday Nabadsugida Jubbaland,waxana la socday nin kale […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Nabadsugida oo Caawa xirtay Nin sheegtay taliyaha NISA ee Jubbaland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.