DEG DEG:-NISA oo Shaacisay inay qabteen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

0
88

Ciidamada Nabadsugidda Somalia ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen xaafad ka tirsan Muqdisho waxa ay ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab. War kasoo baxay hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen koox Shabaab ah oo ku howlanaa dilal iyo weeraro qorsheysan oo ay ka fuliyaan magaalada Muqdisho sida […]




SOURCE: DEG DEG:-NISA oo Shaacisay inay qabteen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.