DEG DEG:-Qarax geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Buuhoodle

0
93

War goor dhow naga soo gaaray magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa waxa uu sheegayaa in qarax xoogan uu halkaasi ka dhacay. Qaraxa ayaa waxa wararku sheegayaan inuu haleelay gaari waxana ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan 2 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax halka ay ku dhaawacmeen 4 […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Qarax geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Buuhoodle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.