DEG DEG:-Qarax Goordhow lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

0
46

Qaraxaan ayaa ahaa miinada nooca Wadada dhinaceeda lagu aaso,waxana lala eegtay kolonyo ka mid ah ciidamada midowga Afrika AMISOM xilli ay ku socdaalayeen Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. Kolonyada AMISOM ayaa xilliga qaraxa lala eegnayay waxa ay marayeen deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magalada Muqdisho,waxana la sheegay in uu jiro khasaaro ka dhashay qaraxaas. Wararka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Qarax Goordhow lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.