DEG DEG:-Qarax iyo Is-rasasaayn xooggan oo laga maqlayo Magaalada Nairobi

0
400

Telefishinka Citizen TV waxa uu goor dhow sheegay in  Qarax xooggan oo ay xigeen rasaas culus laga soo weriyey Xaafadda Westlands ee magaalladda Nairobi. Warar aan la xaqiijinin ayaa sheegay in abaarihii 3-dii galabnimo ee Xilliga Afrikada Bari uu qaraxu ka dhacay meel ka baxsan mid ka mid ah Dhismayaasha ku yaalla 14 Riverside ee […]




SOURCE: DEG DEG:-Qarax iyo Is-rasasaayn xooggan oo laga maqlayo Magaalada Nairobi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.