DEG DEG:-Qarax ka dhacay Magalada Khardho iyo khasaaro ka dhashay

0
95

  Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax noociisa aan weli la shaacin oo ka dhascay Magaalada Khardho ee Xarunta gobolka Karkaar Maamulka Puntland. Inta la xaqiijiyey 6 ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxaas,kuwaas oo ku sugnaa Garaaska ay wax ka dhaceen oo ku yaalla Magalada Khardho. Dadka dhaawacmay oo ka mid ahaa Shaqaalaha Garaashka […]




SOURCE: DEG DEG:-Qarax ka dhacay Magalada Khardho iyo khasaaro ka dhashay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.