DEG DEG:-Qarax labaad oo laga maqlay Muqdisho

0
401

Qarax labaad jugtiisa ayaa markale goordhow laga maqlay kaas oo ka dhacay meel aan ka fogeyn halka markii hore uu ka dhacay qaraxa,waxana sidoo kale weli dhaceysa rasaas. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa labaad uu ka dhacay Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku taalla Sayidka,waxana wararka qaar ay sheegayaan in rag hubeysan ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Qarax labaad oo laga maqlay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.