DEG DEG:-Qarax xoogan iyo rasaas laga maqlay Muqdisho

0
390

Qarax xooggan oo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa goordhow waxaa laga maqlay Magalada Muqdisho. Uuro iyo qaac ayaa circa isku-shareeray,kuwaas oo laga arkayo qeybo badan oo ka mid ah Muqdisho,waxana weli dhaceysa rasaas xooggan. Weli sicad looma haayo halka la weeraray,waxana wararka qaar ay sheegayaan in uu ka dhacay agagaarka Beerta […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Qarax xoogan iyo rasaas laga maqlay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.